Free Web Hosting Provider - Web Hosting - E-commerce - High Speed Internet - Free Web Page
Search the Web

NABAD IYO NOOLAL

BOGGA JACAYLKA warka SPORTS My Photos Photo 6 Contact

 Unimplemented ISML Tag: TYPE= 

                                                       BADWAYNTA CAASHAQA
          HOR DHACA BUUGA
buugaani waa buug si weyn u anfacaayo dhamaan dhalinyarada soo koreeyso oo aadka u jecel in ay si wayn wax ugu ogaadaan arimaha JACAYLKA, iyo kuwa ku guda jira jacaylka oo aadka ugu wareersan xaaladooda jacayl, iyo kuwa aan kawar qabin waxa uu galo iyo waxa uu gudo iyo waxa uu yahay jacaylka iyo macnaha uu sameeyo intaba, teeda kale waxuu anfacaayaa labada ruux ee is calfaday waxuu ka caawinaayaa dhan walbo xaga wada noolaanshaha iyo dhaqanakaba,, click here        
                                       QURUXDA JACAYLKA
Jacaylka waa shay aad u qaali ah,noolashuna aysan ka maarmi Karin,jacaylka noolasha ayuu u maceeyaa qofka,, sidaa ay tahay dhalinyaro aad u tira badan ayaa ku mashquulsan sidii ay ku ogaan lahaayeen halka ay kujirto quruxda noolasha jacaylka ee cajiibka ah.,, anigoo aad ula yaaban dhalinyarada baadi doonka ugu jira jacaylka cajiibka ah e wada saameeyay dhalinyarada aan fara kutiriska eheen ee kuwada yaacday jacaylka sidaa ay tahayna garan la’ macnihiisa iyo sida fudud ee ay kusoo jiidan lahaayeen qofta/qofka ay doonaayaa isla markaana ay u ogaan lahaayeen macaanka uu leeyahay jacayla,,
’In  kabadan afar bilood ayaay igu qaadatay in aan fahansiiyo jacaylka aan uqabo gabadh aan ka daba dhacay balse ugu dambayntii waan ku guulaystay,laakiin wareeg dheer ayaan usoo maray..
`Afar bilood kahor waxaan aad ugu daba dhacay gabadh aan jaar nahay oo aad u qurxoon, Gabadhaasi waxay kamid ahayd gabdhaha aadka  umadaxa adag sidaa ay tahay waxaan ku guulaystay barashadeede bale isla markii aan bartay macula soo dag dagin wax jacayl ah haba yaraatee,ma ku dag dagin in aan isla markiiba ugu faalooda jacaylka aan u qabo iyo heerka uu gaarsiisanyahay ee waan sugay ilaa ay barashadeena is dhex gasho, marki ay kaso wareegatay barashadeenii hal isbuu waxaan abood uyeelen waayay in aan carabkayga xakameya..  Malin qamiis ah xiliguna uu sii afar qaadayay casar saacaduna sii ordaysay afartii iyo badh Galabnimo ayaan ku kulanay aniga iyo ayada meel cyper café ah oo ay dhalinyarad ka isticmaasho internetka  anigoo xiligaas qadka isticmaalayay ayaay ayadana soo gashay isla markiiba waxaan isku helnay qadka onlinka,  salaan ayaan is dhaafsanay kadib sheeko iska caadi ah ayaan isla sii amba qaadnay daqiiqado kadib ayaan idhi maisa sii raaci karnaa marka aan dhameesano isticmaalka qadka?kadib haa



Quruxda jacaylka

  •  
    •  
      •  
        • Ma ogtahay ayaantii
          Ilmadu kaa da'eeysee
          Indhahaaga qooysaan
          Inanyaheey xasuustoo
          Uurkaan ka ooyoo
          Waan ka ashahaatee

          Waxaad igu abuurtaa
          La adkeeysan waayee

          Amaanada ilaaheey
          Noqo kumaan ilaawinee

          Amiin alahayoow
          Waa amaanadaadee

          Ma ogtahay sidii roob
          Onkod iyo hilaac badan
          Oo arooryadii da'a
          Ama oogta waabari
          Eedaanka subaxdii
          Waad ii iftiintaa

          Waxaad igu abuurtaan
          La adkeeysan waayee
          Amaanada ilaaheey
          Noqo kumaan ilaawinee

          Amiin alahayoow
          Waa amaanadaadee

          Ma ogtahay afkeeygii
          Inuu aamus diidoo
          Aayadaha quraan iyo
          Amaantaada mooyee
          Arin kale inuu fudho
          Ogolaani waayaa

          Waxaad igu abuurtaan
          La adkeeysan waayee
          Amaanada ilaaheey
          Noqo kumaan ilaawinee

          Amiin alahayaoow
          Waa amaanadaadee

          Ma ogtahay sidi aqal
          Magaaloo aroos iyo
          Iid loogu tala galay
          Ama ubaxa deeyreed
          Waad ii udgoontoo
          Imaanka deeqdee

          Waxaad igu abuurtaa
          La adkeeysan waayee
          Amaanada Ilaaheey
          Noqo kumaan Ilaawinee

          Amiin alahayoow
          Waa amaanadaadee

qoraaga sheekada

adduunkan is daba marey
ee waliba shanleeyey
shandheer la ima dego ani
midhaa la ima duudsiyo
intaasaaba leeyahey
damacna ruux kama galo
midhaa doorka maanta
duhur meeshii aan maro
axad taagan masoo dego
midhaa geediga dumey
awrkaa daceyda kama furo
midhaa ruux i dagayoo
ii laba dhugleeyoo
dibdanbe kuuma aamino
waxdhan baan dulqaatee
diirkaa madowiyo
darisnimo ku dhawree
midhaa dakharka culusiyo
kama daayo ceylada e
wax dhan baan dulqaatee
waan waan danbeetiyo
midhaa nabad ma doono
ma dugsado gumeysiga e

wey degatey maantee
mindhi daabi qurunleey
anigoon dabar jarin
dubaheyga kama dhigo
midhee labada daarood
miduun darmada dhigan
faraskeyga kama dego
dhul ahaan dhulkeygii
cadawgii dilaayiyo
duligii ka qaadoo
dabadeedna saaran calan
ka dul taagey ciidiyee
weerarkii dananayoo
deji qoriga oo gala
dhufeys dooxa oo dhaca
daafac baan galeynaa

dirirdhabe korkeediyo
dooxada hawaasiyo
baali dacaladediyo
hubku deyraa sida mool
shimbir duulaya yuu kicine
dubaabaadna yuu soconey
intaad xero ku deyrtaan
feejignaan ku daawada

dhudinkeenu yaaney dagane
geesiyda dalkeygow
dalkeenu xeeb weeyee
bada yaan la soo degin
markab yuu daf soo odhanine
cadawgeenu soo dirayee
doqoni yey na weerarin

diyaaradi hawadayada
yey ku imanin duulaan
kii damaaci keenana
daran doori ugu fura
yaan bariga la daayacin
loo nuglaan dad qalatada
duurka miino ugu xidha
dariiqyada la soo maro
geesiyada dagaalkow
dalka aynu leenahey
horjooguhu ha daawada
inta daw banaaniyo
duleelkii daloolaba
darbi adag ku meershoo
madaafiic dayaantiyo
kaaraha wax dumiyaa
dacalada is haystoo
diyaarad hadheeyaa
waa sida daruurtee
cadawgii mar ina dagey
dulaanku baxa iyo
hadii weerar lagu dayey

laga kaciyey dahabkii
waa dabaal dageeniiye
dibna yaanu u soo noqon
dacawadu ma samirtee

Gabadh Guur Qurux--Jacayl My Site!

Waxa ino so socdo kol dhow sheekoyin xisa leh oo quseeyo jacaylka,

HEESO QORAAL AH

Wixi fikrad ah ama sheko ama qisa dhab ah waxad kuso hagajin karta cinwankena o ah
CAASHAQA DHEEL DHEEL MAGALAA